Axmed Madoobe oo War kasoo saaray dilkii loo geystay Suldaan Rashiid Durre

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Tacsi u diray dhamaan Shacabka reer Jubbaland gaar ahaan ehelada qaraabada iyo Salaadiinta  geerida ku timid Alle ha u Naxariistee Suldaan Rashiid Durre oo kamid ahaa Saladiinta Jubbaland kaasoo caawa lagu dilay magaalada Kismaayo Axmed Madoobe ayaa ku eedeeyey dilka nabadoonka iney geysteen dhagar qabayaal ka … Continue reading Axmed Madoobe oo War kasoo saaray dilkii loo geystay Suldaan Rashiid Durre